CABAYS.COM
Akhriso fadeexada ka raacday Farmaajo oo jawaab culus caalamka ka siiyey arin Somaliland uu ku xumaynayey
June 22, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Hargeysa- JSL) –  Dawladaaha deeqda si toos u siiya Jamhuuriyada Somaliland ayaa si adag uga jawaabay warqad uu u soo diray madaxweynaha dawlada Federalka Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Warqada uu u diray Farmaajo ayuu ku dalbadaay in dib loo eego heshiiska la yidhaa Somaliland Special Agreement oo wadamada deeqda bixiya ay hore kula heshiiyeen dawladii Xasan Sheekh iyo xukumadii Madaxweyne Siilaanyo in Somaliland noqoto mid s igaar ah u hesha deeqaha la siiyo iyo lacagaha mashaariicda horumarka.

Hase ahaatee dawladaaha UK, Sweden, Talyaaniga iyo Denmark oo ah wadamada heshiiskaas ka dhameeyey dawladii Xasan Sheekh iyo dawladii Siilaanyo.

Halkan hoose ka akhriso warqada ay dawlada Farmaajo u dirtay dawladaha sida gaarka ah u caawiya Somaliland iyo jawaabtii adkayd ee laga siyey.

Image may contain: text

No automatic alt text available.

 

 

Halkan hoose ka akhri jawaabtii Caalamka ee ay ka bixiyeen warqadii dawlad Farmaajo:

Image may contain: text

Image may contain: text

COMMENTS