Ogeysiis: Kulan baladhan oo Gurmadka Abaaraha Somaliland oo London lagu qabanayo
December 29, 2016 - Written by Cabays
Ogeysiis:- Waxa dhamaan la ogeysiinayaa bulshada Somaliland ee UK in kulan balaadhan oo Gurmadka Abaarha Somaliland ah lagu qabanayo magaalada London 30/12/2016-ka.
Kulankan yaa lagagga hadlayaa xaalada dalka ee abaaruhu saameeyeen iyo gurmadka wali loo baahan yahay. Waxa kulankan ka dhacaya 1 Chignell Place West Ealing London W13 0TJ, ka soo qaybqaadanaya xubno wasiiro ah oo uu horkacayo wasiirka cusub ee Wasaarada Qirshaynta Qaranka, Maxamed Ibrahim Adan (Qabyo-tire).
Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh
Xuseen Dacawo – Tel: 07404492382
Maxamed Xasanm – Tel: 0749707061
COMMENTS