CABAYS.COM
QORMADA 5AAD: BARASHADA QAARADA AFRICA: WADANK ALGERIA
December 16, 2018 - Written by Cabays

Cabays.Media.(Algeria)download (3)
Wadanka Algeria waa wadan kuyaalaa (WAQOOYIGA) qaarada Africa , waxa uu xad lawadaagaa .Wadamo dhawr ah dhinaca waqooyi waxa uu xad kala wadaagaa oo kutaxan xeebta bada (MEDITERENIAN SEA) dhinaca galbeedna waxa uu xad- lawadaagaa wadanka (MORROCO) ,halkuu dhinaca koonfur galbeedna soohdin kala wadaago labada wadan ee (MAURITANIA IYO MALI) dhinaca koonfur barina waxa uu xad-lawadaagaa wadanka (NIGER) dhinaca barina wadanka (LIBIYA) halkuu dhinaca waqooyi barina xad-kala leeyahay wadanka (TUNIZIA) waxa kale oo uu wadanka Algeria soohdin lawadaagaa (WESTERN SAHARA).ama saxaraha waqooyi oo soohdin kala wadaago dhinaca (WAQOOYI).Algeria waxa uu xad-badeed lawadaagaa wadamada ( Italy iyo Spain) hadaba in kabadan 80% wadamada ugu waawayn qaarada Africa waxaa daboola saxaraha looyaqaano (SAHARA) taasina waa sababta inta ugu badan Algerianku ugu noolyihiin buuralayda waqooyi ee wadanka Algeria ee ee ah bananaka udhow bad( Mediterranean ka) hadaba tirade dadka kunool wadanka Algeria waxa lagu qiyaasaa madax taabsho lagu sameeyay 2015 waxaa lagu qiyaasay ooay noqdeen ( 40 MILLION OO QOF).
Caasimada wadanka Algeria waxaa layidhaa ( ALGIERS) ,luuqada lagaga hadlo wadanka Algeria waa (CARABI) waxa kale oo lagag hadlaaa wadnka Algeria luuqada looyaqaano (BARBER).wadanka Algeria waa wadan wax soosaar warshadeed leh warshada ugu badanina waa warshada soosaaraha raashinada ,.waxaakale oo kajira warshado soosaara dawooyinka soona saara 38% dawooyin daboola baahiyaa dadka.
Baaxada dhulka wadanka Algeria waxaa lagu qiyaasaa (2.382 MILLION KM2) Algeria waa wadanka qaarada Africa ugu dhulka balaashan kadib kala go’ii wadanka suudaan,
Waana wadanka (10AAD) ee aduunyada ugu dhulka balaadhan. Hadaba nidaamka dawladnimo ee wadnka Algeria waa (CONSTITUTIONAL NATIONAL) ama qaran dastuurka lagu maamulo. Fiiqa ugu dheer wadanka Algeria waxa layidhaa (MOUNT TAHAT) ,dhererkeeduna gaadho ( 2,908 M) (9,541 FT) .buurtuna waxa ay kutaalaa gobolka joogiisu sareeyo ee ee buuralayda ah ee (HOGGAR MOUNTAINS) AMA (Ahaggar) kana hooseeya (CENTRAL SAHARA) ee koonfurta Algeria. Wadanka Algeria waxa uu ka koobanyahay (48 GOBOL).hadaba lacagta laga isticmaalo wadanka Algeria waxa layidhaa (ALGERIAN DINAR).
Algeria waxaa guumaystay (FRANCE) 5 July 1830 waxaanay madax-banaanidooda dib ugala soonoqdeen (3 ,JULY ,1962 ).

DIIMAHA WADNKA ALGERIA:
99% DADKA KUNOOL WADNKA ALGERIA WAA DAD MUSLIM SUNNI AH .
1% WAA DAD ISKUGU JIRA (CHRISTIAN IYO YUHUUD) ,waxaana lagu qiyaasaa christianka wadanka kunool (100,000) halka yuhuudu qiyaas ahaan noqonayaan (2000) oo qof.
JINSIGA DADKA WADANKA ALGERIA:

99% Dadka Kunool Wadanka ALGERIA Waa dad (ARAB-BARABER AH)
1% Dadka Kunool Wadnka ALGERIA oo Ah minorityga Dadka Waa Dad EUROPEAN Ah.

maxresdefault (1) 20170806_181429-01-720x380

DIYARIYE: ADAN CUMAR XUSEN

COMMENTS