CABAYS.COM
Tacsi ku socota qoyska iyo asxaabtii Marxuun Cusmaan C/laahi Cigaal
September 21, 2016 - Written by Cabays

Cabays

 

Tacsi:-  

 

Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii, iyo qarankii uu ka baxay marxuun Cusmaan C/laahi Cigaal oo ku magac dheeraa Cusmaan Hindi.

Cabdiraxmaan Cadami, Maxamed Cumar xuseen, Siciid Biixi, Saxariid Raage, Cabdilaahi Cabdi (Jawaan) Axmed Maxamed Abiib, Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Dheere), Axmed Yuusuf, Axmed Faarax Bare, Maxamed Xasan Dheel. Dhamaan waxay dadkaasi tacsi u dirayaan qoyskii, eheladii, saaxiibadii uu ka baxay marxuum Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi) oo ku geeriyooday Sept 18 2016 London ee wadanka Ingiriiska. Ilaahayna waxa aan ugu baryeynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelka samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

Inaali laahi wa inaa ilayhi raajucuun!

 

COMMENTS