AqoonGuud
-
Dareen Muwaadin: Maxamed BK ma Qasaa’id buu qaadi doonaa markuu Xamar tago?
Dareen Muwaadin: Maxamed BK ma Qasaa'id buu qaadi doonaa markuu Xamar tago?
Haye, Maxamed BK intii khalad u fahan tahay hadalkiisii la wareejinayey ayuu raaligalin siiyey, waxaanu raaciyey in uu Xamar iyadana tagayo!
M...
Tuesday, December 31, 2019
-
Shirkadda Samsung Oo Ka Cabanaysa Hoos U Dhac Ka Haysata Dhinaca Wax-Soo Saarka Barnaamijiyada
Seoul (Cabays Media)- Shirkadda Caanka ah ee Samsung ayaa si weyn uga cabanysa waayo Aragnimo la’aan soo foodsaartay barnaamijadii ay ku shaqaynaysay iyo hoos udhac kaga yimi xagga suuqa ee tartanka kula jirtay shirkadaha same...
Wednesday, April 10, 2019
-
Kadib Is Casilaaddii Botufliqa, Waa Kuwee Madaxda Caalamka Ee Wakhtigan Ugu Xukunka Dheeri Iyo Muddoda Ay Kursiga Fadhiyaan?
Hargeysa (Cabays)- 14-ka Hogaamiye ee wakhtigan talada dalkooda haya ee ugu xukunka dheer muddo xileedka kursiga ka fadhiyo iyo dalalka ay u kala xukumaan waxa ay kala yihiin:
Teodoro Obiang Nguema Mbasogo- Madaxweynaha Equato...
Thursday, April 4, 2019
-
Hurdadii Madaxda Carbeed!- Qalinka: Sh. Cabdiraxmaan Bashiir, W/T: Maxamed Ilkacase
Waxa ay I waydiiyeen sababta madaxda carbeed ugu dhex luloodaan (Gam’aan) shirar madaxeedyada Carbeed ee ay isugu yimaaddaan. Waxaan leeyahay: “Hurdadu waxa ay daliil cad u tahay jidhka oo daal badani ku yimaaddo oo u baahda n...
Thursday, April 4, 2019
-
Daawo Muqaalka Tacadiyada Arxan Darada Ah Ee Ka Dhaca Jeel Ogaadeen
Saraakiisha asluubta iyo xooggaga ammaanka ayaa sanado badan si aan kala sooc lahayn xarig iyo jirdil ugu geystay maxaabiista xabsiga deegaanka Soomaalida Itoobiya ee loo yaqaan Jeel Ogaadeen, Human Rights Watch ayaa sidaa ku shee...
Thursday, July 5, 2018
-
Akhriso fadeexada ka raacday Farmaajo oo jawaab culus caalamka ka siiyey arin Somaliland uu ku xumaynayey
Cabays Media (Hargeysa- JSL) - Dawladaaha deeqda si toos u siiya Jamhuuriyada Somaliland ayaa si adag uga jawaabay warqad uu u soo diray madaxweynaha dawlada Federalka Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.
Warqada uu u dir...
Friday, June 22, 2018
-
Daawo: Xildhibaan Nacnac Oo Isu Xil Qaamay Dayactirka Jidad Muhiim Ah
Daawo: Xildhibaan Nacnac Oo Isu Xil Qaamay Dayactirka Jidad Muhiim Ah
Halkan Hoose Ka Daawo
https://youtu.be/R0ksRtTk57w...
Monday, May 28, 2018
-
DAAWO: Beel Ka Mid Beelihii Ku Dagaalamayay Ceel-afweyn Oo Xabad-joojin Ku Dhawaaqay
Beel Ka Mid Beelihii Ku Dagaalamayay Ceel-afweyn Oo Xabad-joojin Ku Dhawaaqay Madaxweyne Biixi Ka Codsaday In Xorriyadiisa U Soo Celiyo Boqor Buurmadow
Halkan Hoose Ka Daawo
https://youtu.be/_ENZMNaLxiw...
Friday, May 25, 2018
-
Somaliland Oo Soo Bandhigtay Gawaadhi Iyo Maxabiis Ay Ka Qabsadeen Ciidanka Puntland Dagaalkii Saaka
Laascaanood (Cabays Media):- Somaliland ayaa waxaa ay goor dhaweyd
soo bandhigtay sawirada qeyb ka mid ah baabuur iyo maxabiis ay sheegeen in ay ku qabsadeen dagaalkii saaka ee dhex maray Ciidamada Puntland
...
Thursday, May 24, 2018
-
Idaacada Radio Hargeysa Oo Cilad Ku Timid Iyo Agaasimaha Warfaafinta Oo Ka Hadley
Idaacada Radio Hargeysa Oo Cilad Ku Timid Iyo Agaasimaha Warfaafinta Oo Ka Hadley
Hargeysa (Cabays Media) Agaasimaha guud ee idaacada radio Hargeysa ayaa sheegay in ay cilad farsamo ku timi
Halkan Hoose Ka Daawo
https://y...
Thursday, May 24, 2018
Next Page »
|
|