Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalka Saaka Ka Dhacay Tukaraq
Hargeysa(Cabays Media )Somaliland ayaa ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay Tuka Raq, waxaana ay ku eedeeyeen in ay Dawlada Soomaaliya ka dambayso dagaalkaasi.
Wasiirka warfaafinta Somaliland C/raxmaan Guri-Barwaaqo ayaa sheega...
Thursday, May 24, 2018
Puntland oo war ka soo saartay dagaaal saakay ka dhacay deegaanka Tuka-raq
Maamulka Puntland ayaa war deg deg ah ka soo saaray dagaal culus oo subaxnimadii hore ee saakay ku dhaxmaray deegaanka Tuka-Raq ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo kuwa Somaliland.
Puntland ayaa sheegtay in mas’uuliyada dag...
Thursday, May 24, 2018
Dagaal culus oo Waabarigii hore ee saakay ka qarxay deegaanka Tuka-raq
Dagaal culus oo leysku adeegsanayo hubka waaweyn ee madaafiicda iyo kuwa lidka diyaaradaha ayaa mar kale saaka ka qarxay deegaanka Tuka Raq ee gobolka Sool.
Sida Warbaahinta u xaqiijiyeen dad ku dhowdhow degaanada lagu herdama...
In ka badan 100 ruux oo ku dhimatay shil diyaaradeed
Hargesa(Cabys Media)In ka badan 100 qof ayaa dhimatay ka dib markii diyaarad Boeing 737 ah ay ku burburtay meel u dhaw Garoonka caalamiga ah ee Marti Havana ee dalka Cuba.
Saddex qof ayaa ka badbaaday, laakiin xaalad adag ayay ...