Articles/Maqaalo
-
Maxay ku kala duwan yihiin Jaamacadaha Gaarka loo leeyahay iyo Jaamacadaha Dawladu maalgeliso – qalinkii A/rahman fidhinle UK
Cabays Media- (Xoraal Xul ah) - Aqoontu waa ruuxiyaadka hogaamiya binu-adamka taas oo shaqsiga horumarkiisa ku hagta kuna hanuunisa. Waxabarashadu waa xuquuq aas aasiya waxaanay kobcisaa oo balaadhisaa caqliga iyo karaamada shaq...
Saturday, October 17, 2020
-
Dareen Muwaadin: Kulmiye waa Kulmiye – Kii wali Reeraysnaa!
Dareen Muwaadin: Kulmiye waa Kulmiye uun!
Qromo kooban oo xul ah - C/laahi M.Cali
Ma aha markii ugu horaysay ee xubin xisbiga Kulmiye oo xilka gudoomiye cod hortii la reebo, iyadoo Kulmiye isticmaalayo tabihi...
Friday, October 2, 2020
-
“”Xirsi waxa uu ahaa Carrab dheerihi kibirka badnaa oo intuu fursad helay Sebenkan danbe soo baxay” – Ibraahim Caydiid
"Xirsi waxa uu ahaa Carrab dheerihi kibirka badnaa oo intuu fursad helay Sebenkan danbe soo baxay"
____________________________________________________
1) Xirsi waxaan ku xasuustaa inuu Madaxwayne bilaa Liisan ah Somalilan...
Monday, September 14, 2020
-
Dareen Muwaadin: Shalay tuu yeelaa laga yeelay – Waa qormo iftiiminaysa shalay & maanta iyo Xisbiga Kulmiye
Dareen Muwaadin: Shalay tuu yeelaa laga yeelay!
Qalinkii C/laahi Maxamed Cali
Hadalkii Maxamuud Xaashi Cabdi, wasiirkii madaxtooyada ee xukumadii Siilaanyo ee xisbiga Kulmiye uu maanta jeediyey, anigu waxaan u qa...
Tuesday, September 8, 2020
-
Xisbiga Kulmiye: Xoogaggii Guushu mee Madaxweyne?
Xisbiga Kulmiye: Xogaggii Guushu Mee Maddaxwayne?
Qalinkii Axmed Ciise
Waxaan maqaalo xidhiidh ah oo talo ah ku siin doonaa wiigaga soo socoda — maddaxwaynaha . Taladani Waa mid maddaxwaynuhu sigaara ugu baahan yah...
Monday, September 7, 2020
-
GORFEYNTA BUUGGA GALALAATI; Burburkii Jamhuuryaddii Soomaalida (1960-1991).
Buugga GALALAATI waxa qoray Xasan Cabdi Madar, waxa daabacday shirkadda Sagal-jet, tarmintii koowaad waxa la daabacay 2020, wuxuu ka kooban yahay 400 bog.
"Waxa aan ahay qofka ugu caqliga badan noolaha, sababtuna waa garashada ...
Monday, September 7, 2020
-
Somaliland: Oomane Daad Qaaday. Faallo: Faysal Xiis Weerar (Afgaab)
Guud ahaan dadweynaha reer Somaliland Miyi iyo Magaalaba, waxaa ay ka cabanayaan biyo la’aan, inkasta oo ay biyo la’aantu ama biyo yaraantu tahay wax jira degaamadu baahida biyood haku kala badnaadaane, hadana weli bulshadu ku...
Wednesday, September 2, 2020
-
Dareen Muwaadin: Siyaasada Xisbiyada JSL- Kulmiye ayuu karku hayaa!
Dareen Muwaadin: Siyaasada Xisbiyada JSL- Kulmiye ayuu karku hayaa!
(Xoraal Xul ah iyo Qalinkii C/laahi M. Cali ) - Waxa la filayaa in shirweynihii Kulmiye dhaco dhawaan, kaas oo lagu dooran doono ama dib loogu dooran do...
Tuesday, September 1, 2020
-
Siyaasada & Dhaqaaluhu waa kala maarmaan
Xoraal Xul ah - (Cabays Media) - Siyaasada & Dhaqaaluhu waa kalama maarmaan -
Qalinkii Ibrahm Caydiid
Dawladaha Dunidu way is garab wadaan Siyaasada & Dhaqaalaha oo maba kala maarmaan oo waa la isku muquuni...
Wednesday, August 26, 2020
-
Qisada iyo Xigmada ku jirta heesta Qofweyn Aniga Iima tihid!
Heestan Qof weyn ani iima tihid oo uu hal-abuuray, Maskaxddiisana waxay ka soo maaxday Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo aan ugu garan-ogahay magaca ah Qamuuska Xikmadda iyo Hal-abuurnimadda waxay ka hadlaysaa oo tilmaamaysaa ...
Wednesday, August 19, 2020
Next Page »
|
|