VIDEOs
-
Daawo qiso cajiiba ah iyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo laba beelood oo dirisan
Cabays Media ( Hargeysa- JSL) -Madaxweynaha JSL oo dib ugu soo laabtay Somaliland, isagoo ka soo galay dhanka xuduuda Lawyacado ayaa socdaal ku soo maray deegaamo badan oo gobolada Salel, Awdal iyo Gabiley, ayaa ka jeediyey deeg...
Wednesday, December 30, 2020
-
Prof. Cali Khaliif Galaydh oo ku geeriyooday Jigjiga – Daawo warbixinta
https://youtu.be/PR9C48SUR0E...
Saturday, October 10, 2020
-
Faallo: Wasiir Cabdilaahi Abokor & Wasiir Hore – Xirsi Cali ma la isku daawadaa?
Cabays Media (Faallo Xul ah) - Waa faallo kooban oo iftiiminaysa arinka xiisaha leh ee wasiir C/laahi Abokor & Wasiirkii hore Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali oo u muuqda in aarsi siyaasadeed ay iskugu ban baxeen.
...
Tuesday, September 15, 2020
-
Habysooca yaa horseedi kara habka looga gudaayo -Abwaan Shaacir & aqoonyahan tilmaamay sida
(Cabays Media) - Habysooca ama ku takoorka qof haybta ma qolada uu yahay waa arin aan qofna ogolaan karin. Bal ka waran reero dhan oo qariyaal la soo haybsoocayey, isla markaana aan marna aanay jirin cid si cad u dooda. Nasiib daw...
Wednesday, August 26, 2020
-
Aqoonsiga Taiwan ee Somaliland Ma mid Maraykanku ka dambeeyaa?
Aqoonsiga Taiwan ee Somaliland Ma mid Maraykanku ka dambeeyaa?
(Cabays Media) - Halkan hoose ka daawo barnaamij Cabdiaahi Maxamed Cali kaga faaloonayo arimaha la xidhiidha Taiwan iyo Somaliland oo xidhiidhkoodii sii xoogeystay i...
Friday, July 31, 2020
-
Dib u daawo khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi ee badashay jawigii ay N&N moodaysay in uu u dhacayo Shirkii Diibouti
Cabays Media - (Djibouti- Rep. Djibouti) - Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo khudbad taariikhi ah oo garnaqsi , dhacdo raac iyo himilo shacab tilmaamaysa ka jeediyey shirkii dalka Djibouti ee u dhexeeyey Jam. Somaliland & Soomaa...
Thursday, June 18, 2020
-
Barnaamijyo faallo ah oo iftiiminaya shirkii Djibouti ee Somaliland & Somalia
Cabays Media: - (Barnaamijyada Studio 2Qumac London) - Halkan ka daawo barnaamiijyo faalaynaya shirkii Djibouti ee ka dhacay magaalada Djibouti 14 June ilaa 17kii June oo markii ugu horaysay mudo shan sano di fool ka fool ah l...
Thursday, June 18, 2020
-
Daawo Dadweynaha Reer Hargeysa oo qaarkood si cajiiba kaga jawabeen su’aal la weydiiyey
Cabays Media - (Hargeisa - JSL) - Dadweynaha Reer Hargeysa ayaa wariye C/laahi Maxamed Cali weydiiyey su'aal isku mid ah oo ah 'Maxaa kaa dhex guuxaya oo kuugu weyn'? Dadweynaha Reer Hargeysa ee su'aasha ka jawaabay ayaa arimo w...
Wednesday, November 6, 2019
-
Maxaad ka ogtahay dawladaha aanay xidhiidhka u jari karin Dawlada Farmaajo ee Somaliland heer Aqoonsi kula macaamila
Cabays Media (London UK) - Madaxweynaha Dawlada Federalka Soomaaliya oo aad iskugu mashquuliyey sidii uu xidhiidhada diblamaasiyadeed ee ay Somaliland la yeelato dalalka aduunka u horjoogsan lahaa ayaa todobaadkan uu soo baxay...
Friday, July 5, 2019
-
Daawo: Faallo si weyn uga hadlaysa Qodobka ay iskaga bahaysteen Waddani labada xibisbi ee UCID & Kulmiye
Faallo - (Cabays Media) - Labada xisbi ee midi yahay mid mucaarid ah, ka kalena yahay ka dalka xukuma ee UCID iyo Kulmiye oo todobaadkan shaaciyey lix qodob oo ay ku heshiiyeen oo ay ugu diyaargaroobayaan doorashada Golayaasha JSL...
Sunday, April 28, 2019
Next Page »
|
|