Warar/News
-
Hadal uu jeediyey madaxweynaha Puntland Axdii ayaa ayaa daaha ka rogay xogo culus oo Farmaajo ah
Cabays Media ( Siyaasada Somalia) - Hadal aad u soo jiitay dadweynaha la socda siyaasada Soomaaliya oo uu jeediyey Madaxweynaha Puntland, Siciid C/laahi Dani ayaa daaha ka rogay xogo xasaasi ah oo tibaaxaya in madaxweynaha ay ka d...
Monday, February 22, 2021
-
Halkee ayey salka ku haysaa khilaafka siyaasadeed ee Somalia & Madx. Farmaajose dambi ma loo heli karaa?
Cabays Media (Siyaasad Cakiran ee Soomaalia) - Waxa aan inta badan la is weydiin halka ay salka ku hayso siyaasada cakiran ee Somalia iyo waxa heerkan keenay. Sidoo kale waxa la is weydiinayaa madaxweyne Farmaajo ma leeyahay dam...
Sunday, February 14, 2021
-
Wasiirkii Arimaha Dibada Jam. Somaliland oo shaaciyey in uu u sharaxan yahay Golaha Wakiilada & Xilka Gudoomiyaha
Cabays Media ( Laascaanood, JSL) - Wasiirkii Arimaha Dibada Jamhuuriyada Somaliland, Yaasiin Maxamuud Faratoon ayaa si rasmi ah u shaaciyey in uu isku sharaxayo Golaha Wakiilada JSL, isla markaana uu doonayo in uu noqdo Gudoomiy...
Sunday, February 14, 2021
-
Siyaasada Somalia ee Murugsan: Farmaajo yaa badali kara halkeese ku dambaynayaa ?
Cabays Media - (Muranka siyaasada Somalia) - Afar sano ayaa si guul daro ah ugu dhamaaday madaxwyenihii ay sida weynu quluubta ugu fureen dadka Soomaaliya sanadkii 2017-kii bishii 2aad sideedii, waa madaxweyne Maxamed Cabdilahi ...
Tuesday, February 9, 2021
-
Wakiilka Jam Somaliland ee Maraykanka oo ka waramay arimo cusub oo uga soo kordhay USA
Cabays Media - (Somaliland - USA) - Wakiilka JSL ee dalka Maraykanka oo wareysi ku saabsan arimaha Somaliland ee xafiiska ay ku leedahay magaalada Washington DC kaga waramay arimo badan oo la xidhidha heerka xidhiidhka JSL & U...
Tuesday, February 9, 2021
-
Madax. Farmaajo oo laga dalbaday in uu sheego tirada ciidamada uu Eritrea u diray & arinka
Cabays Media ( Wararka oogan) - Guddiga Arrimada Dibadda Golaha Shacabka Baarlamaanka dalka Soomaaliya ayaa maanta u gubiyey madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo qoraal ay ku dalbanayaan in warbixin buura ah ka soo sa...
Wednesday, January 20, 2021
-
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka hadlay ciidamadii la sheegay in Tigray ka dagaalameen ee Eritrea lagu tobo barayey
Cabays Media (Wararka oogan) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cusmaan Abuukar" Dubbe oo goordambe saacada Muqdisho ka hadlay TV Qaranka Soomaaliya ayaa beeniyey in ciidamadii Soomaliya loogu tobo barayey dalka Eritrea ay galeen ...
Monday, January 18, 2021
-
Dhalinyaro dawlada Farmaajo u qaaday Eritrea oo la laayahay & warar sheegaya in lagu shubay dagaalka Tigray ka socda
Cabays Media ( Wararka oogaan) - Waxa soo baxaya warar sheegaya in dhalinayro ka badan sagaal boqol oo Soomaali ah oo laga soo ururiyey badi deegaanada ay degto beesha Hawiye , inastoo ay ku jiraan kuwo laga keenay deegaamo kale, ...
Monday, January 18, 2021
-
Maxamed BK – Jawaabtaa uu bixiyey ma mid kaga timid dabeecadii hore mise waa mid cusub?
Cabays Media (Qodob mudan) - Fanaankii hore looga dabadhacay ee dhawaan ka baxay fanka, Maxamed Siciid BK oo wareysi siiyey wariye Ayuub M. Faarax ee HCTV ayaa su'aal ka mid ah kuwii la weydiiyey, siiba waxa uu uj eedinayo dhamaan...
Monday, January 11, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo xubno xukumadiisa ka qaaday xilal, xubno dumar ahna u magacaabay agaasimeyaal
Cabays Media (Wararka JSL) Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa xilalkii ay hayeen agaasimayaal wasaaradeed oo xukumad Jamhuuriyada Somaliland ka mid ah ka qaaday halka uu u magacaabay xilal xubno cusub oo ay ku jiraan la...
Sunday, January 10, 2021
Next Page »
|
|