CABAYS.COM
Fadlan ka qayb qaado balaadhinta Abu Huraira Masjid
May 14, 2015 - Written by Cabays

Ilaahay dartii uga qayb qaado dhismaha masjidka Abu Huarira Center ee magaalada Toronto ee Canada oo baahi weyn u qaba in lacag 4 milyan looguro ka hor bisha 8aad. Fadlan daawo video ga Si aad u hesho macluumaad badan.

 

 

COMMENTS