CABAYS.COM
Fadlan taageer hormurka dalka & mashaariicda cusub
June 22, 2015 - Written by Cabays

Cabays

 

Horumark Dalka:

 

Fadlan ka qayb qaado mashaariicda dalka Somaliland ee socda, sida kuwa dawooyink iwm.

Waxa ka mid ah mashaariicdaas dib u dhiska dusgiga hoose ee Balay-Cabane ee gobolka Hawd, Ceelka Bardaale, Wadda isku xidha degmooyinka Alaybaday iyo Arabsiyo, iyo dib u qodista harta Alaybaday oo xoolo badani ka cabaan.

Iyo sidoo kale dhamaystirka mashruuca wadada Hargeysa ilaa Ceel Sheekh.

Wixii faah faahin ah kala xidhiidh hay’ada u qaabilsan ururinta qaadhaanka ee East African Development.

http://http://www.eastafricadevelopment.org/

https://www.facebook.com/pages/EAD/197919580366407

Advert

SOMALILAND-KADLEYE 2014 3210 SOMALILAND-KADLEYE 2014 2472SOMALILAND-KADLEYE 2014 2472SOMALILAND-KADLEYE 2014 2468SOMALILAND-KADLEYE 2014 2466SOMALILAND-KADLEYE 2014 2459SOMALILAND-KADLEYE 2014 2412SOMALILAND-KADLEYE 2014 2392SOMALILAND-KADLEYE 2014 2364SOMALILAND-KADLEYE 2014 2354SOMALILAND-KADLEYE 2014 3220SOMALILAND-KADLEYE 2014 3216

SOMALILAND-KADLEYE 2014 3215

 

COMMENTS