CABAYS.COM
Daawo taariikh faneedkii Allah u naxariistaa Sahra Axmed Jaamac
April 17, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media: (Hargeysa -Jam. Somaliland) Allaha u naxariistee fanaanadii weynayd ee Sahra Axmed Jaamac oo mar ka warantay taariikhdii sidii ay ku soo gashay fanka iyo heesaha ayaa ka sheekaysay halkii ay ka bilowday iyo magaaladii ay yaraantii ku soo kortay.

Sahra Ahmed oo ka mid ahayd fanaaniitnta tirada yar ee dadku aanay marnaba ka xiiso dhcin ayaa ahayd fanaanad kaliya ee dhanka dumarka jishay ruwaayadihii ugu badnaa.

Halkan hoose ka dhegayso taariikhdeedii dhanka fanka

COMMENTS