CABAYS.COM
Halista Telefoonada Gacanta Maxaad Ka Og Tahay?
February 28, 2015 - Written by Cabays

Daawo sida uu halis u yahay telefoonka gacanta ama mobile-ku. Eeg video-ga hoosta yaal oo Eng. Maxamed Cabdillahi Yaasiin qaadaa dhigayo halista telefoonada. Waa qayb ka mid ah barnaamijyada xiisaha leh ee uu soo saaray C/laahi Maxamed Cali.

 

COMMENTS