CABAYS.COM
Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo Markii Ugu Horeysay ka Hadley Sababta Ka Danbeysa inuu Xilkii Gudoomiyaha Kooxda Wareejiyo
December 9, 2017 - Written by Cabays

Cabays Media -(Hageysa JSL ) Gudoomiyihii hore ee kooxda faneedka Xidigaha Geeska  Xasan Saleebaa Dhuxul  oo markii ugu Horeysay ka hadlay sababta keentay inuu wareejiyo Gudoomiyenimadii kooxda Xidigaha Geeska.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkaas:

 

COMMENTS