CABAYS.COM
“Ardaydayada Somaliland Waanu Kala Soo Baxayna,” Puntland
June 9, 2018 - Written by Cabays

Dhawaan Eng Faysal Cali Waraabe guddoomiyaha xisbiga UCID wuxuu maamulka Puntland ku eedeeyay in cadaawadoodu gaadhay carqaladaynta mucaawimo Soomaaliya ugu deeqday dadka dufaantu ku dhufatay ee gobolka Awdal.

Eng Faysal wuxuu sheegay in xukumadda Puntland xaasidayso bulshada reer Awdal iyada oo ay ardaydooda ugu badan wax ka bartaan jaamacadaha Boorama siiba Camuud arrintaasi ayay Puntland kaga jawaabtay in ammaanka ardaydu halis yahay oo Somaliland laynayso.
https://youtu.be/jffsToH3rlM

COMMENTS