CABAYS.COM
Cali Sandule Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
September 12, 2020 - Written by Khalid King

(Cabays Media) – ALLE ha u naxariistee waxa Maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Cali Maxamed Axmed (Cali Sandule) oo xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumaddihii kala dambeeyay ee Somaliland.

 

 

ALLE ha u naxariistee Cali Sandule  ayaa muddooyinkii u dambeeyay u jiifay xanuun haleelay, waxaanu ka mid ahaa Masuuliyiinta ka soo jeeda Gobolka Sool ee wakhtiga geliyay qaadiyada iyo qaranimada Somaliland, is a goo mar Guddoomiye ka soo noqday Gobolka Sool. Wakhtigii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin hayay madaxtinimada Somaliland.

 

 

 

Cabays news.com

COMMENTS