CABAYS.COM
COVID19: Waa sidee Xaalka Djibouti iyo Geeska Afrika
April 23, 2020 - Written by Cabays

Cabays Media (London- UK) – Xaalada uu marayo xanuunka COVID19 ayaa aan isku mid ahayn wadamada Geeska Afrika. Dalka Djibouti ayaa ah ka ugu bada ndirada xanuunka laga helay, halka Somalia iyo Itoobiya isku dhow yihiin. Sidoo kale Somaliland ayaa tirada la baadhayo aanay saamayn cabsi ah keenayn, inkastoo tirada laga helay aanay badnayn.

Halkan hoose kad daawo faalo lagu qaadaa dhigayo xaalka COVID19 iyo Gesska Afrika.

COMMENTS