CABAYS.COM
Daawo Aqoonyahanka Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo qodobo duldhigay xaalka DDSI
August 14, 2018 - Written by Cabays

Cabays Media (Jigjiiga -DDSI) Aqoonyahanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa soo saaray qodobo ay kaga jawaabayaan xaalada deegaanka iyo wixii laga yeeli lahaa cidii ka dambaysay rabshadihii lagu beegsaday ganacsiga ay lahaayeen dadka aan Soomaalida ahayn iyo goobaha Kiniisadaha ee ku yaalay Jigjiga iyo meelo kale.

Halkan hoose ka daawo video ga qodobaa oo uu akhriyayo wariye deegaanka ka caan ahaa oo jeel ogaadeen laga soo saaray maalmihii rabshadaha.

COMMENTS