CABAYS.COM
Daawo Barnaamij Faaalo ah oo iftiiminaya waxa dhici kara marka mudo xileedku ka dhamaado iyadoo xaalku sidan yahay
January 8, 2021 - Written by Cabays

CabaysCabays Media ( Arimaha Siyaasada Soomaaliya) –  Marka ay ku beeganto 8da bisha labaad ee sanadkan 2021ka waxa ay ku beegmaysaa xiligii uu ka dhamaatay mudadii afarta sano ee la doortay madaxweyne Maxamed Cabdillahi , Farmaajo. Marka ay timaad mudaaasi waxa Soomaaliya ku beegmaysaa xaalada siyaasadeed oo cakirnaan ah.

Halkan ka daawo barnaamijka

COMMENTS