CABAYS.COM
Daawo barnaamij si weyn loogu faalaynayo khilaafka ka dhashay doorashada Gudomiyaha Golaha Wakiilada JSL
August 13, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Khilaafka doorashadii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jam Somaliland ee bishan Ogosy 6dii ayaa meel cakiran maraya. Golihii Wakiilada ayaa albaadada loo laabay. Haddaba daawo barnaamij si weyn loogu faaqidayo khilaafkaas iyo aragtihaya dadku ka dhiibteen sida loo xalin karo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka barnaamijka Kaalinta Dadweynaha ee uu soo daayo wariye C/laahi Maxamed Cali oo lagu faalaynayo.

golaha-guurtida_23

COMMENTS