CABAYS.COM
Daawo Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde oo ka digay dabino uu sheegay in Somaliland loo maleegayo
July 18, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Hargeysa- JSL) –  Xildhibaan Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde oo ka mid ahaa xildhibaanadii ka soo baxay xisbigii UDUB ee baaba’ay ayaa ka hadlay xaalada Somaliland iyo arimo xasaasi ah oo la xidhiidha xidhiidhka Itoobiya, dagaalka Tukara iyo dhaliilaha loo jeediyo Golaha Wakiilada oo xubno u soo jeediyey oo xadhig loogu hanjabay,

Halkan hoose ka daawo:

jirde

COMMENTS