CABAYS.COM
Daawo:- Dab Ka Kacay Suuq Ku Yaal Hargeysa Iyo Taliyaha Dabdamiska Oo Ka Hadlay
July 6, 2018 - Written by Cabays

Hargeysa(Cabays Media) Taliyaha ciidamada dabdamika maagalada Hargeysa sareeyo guutto Axmed Maxamed Sawaaxili ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay dab ka kacay suuq ku yaala magaalada Hargeysa.

Sawaaxilli waxa uu sheegay in dabkani oo ka kacay suuq lo yaqanaano Motherland ay si deg deg ah ugu soo gurmadeen ciidamda dabdemiska magaalada Hargeysa. Taliyaha ayaa intaasi ku daray in dabkani uu sababay shoodh ka kacay laydhka ku jira guryaha uu suuqani ka kooban yahay.

Halakn Hoose Ka Daawo Muqaalka 

COMMENTS