CABAYS.COM
Daawo dadka Hargeysa oo sharaxay waxa ay u arkaan erayga Handaraab
October 26, 2018 - Written by Cabays

Cabays Media- (Hargeysa-JSL) – Dadweynaha Jamhuriyada Somaliland ayaa ilaa iyo mudadii uu madaxtinimada hayey madaxweyne Muuse Biixi lagu soo dhextuuray naanays dadka qaar ku sheegaan xukumadiisa. Naanaystaas ayaa la yidhaaa Handaraab, taas oo macne kale duwan dadku u qaateen.
Haddaba wariye C/laahi Maxamed Cali ayaa dadka weydiiyey sida ay u fahmeen ama u qaatee nerayga Handaraab oo macnihiisa si kala duwan dadku u qaateen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka dadka aragtida ka kala dhiibtay.

COMMENTS