CABAYS.COM
Daawo Dadweynaha Reer Hargeysa oo qaarkood si cajiiba kaga jawabeen su’aal la weydiiyey
November 6, 2019 - Written by Cabays

CabaysCabays Media – (Hargeisa – JSL) –  Dadweynaha Reer Hargeysa ayaa wariye C/laahi Maxamed Cali weydiiyey su’aal isku mid ah oo ah ‘Maxaa kaa dhex guuxaya oo kuugu weyn’? Dadweynaha Reer Hargeysa ee su’aasha ka jawaabay ayaa arimo wada saameeya badi kaga jawaabay, kuwaas oo arimaha ay daneeyaa xisbiyada Qaranka JSLm sida muranka doorashada iwm aan ku soo qaadin.

Halkan hoose ka daawo barnaamijka xambaarsan jawaabaha xiisaha badan.

COMMENTS