CABAYS.COM
Daawo Dardaarankii Cabdikariim Axmed Mooge – iyo ceebta Xisbiyada Kulmiye & Waddani
January 3, 2019 - Written by Cabays

Cabays Media – (London-UK) Hormoodka la dagaalanka Qabyaalada, Cabdikariim Axmed Mooge Liibaan oo booqasho ku joogay dabayaaqadii sanadkan 2018 ee dhamaaday oo kulan kula yeeshay qurbejooga Somaliland ee UK magaalada London ayaa u jeediyey hadal aad u qiimo badan oo uu kula dardaarmay bulshada, isagoo uga digay in ay xisbiyada siyaasadu ay qaybiyaan bulshada.

 

Halkan hoose ka daawo qayb ka mid ah khudbadii Cabdikariim Axmed Mooge, oo xambaarsan hadal aad u qiimo badan

COMMENTS