CABAYS.COM
Daawo: Faallo: Natiijada Doorashada JSL iyo arimaha ku gadaaman
November 20, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media: Wali waxa socda tirinta codadka doorashooyinka iyo sugida natiijada saxda ah ee bulshadu sugayso, Waxa socda faalada iyo doodaha ku saabsan cida lookala badiyey,

Wali majirto natiijo rasmi ah oo waliba horu dhac ah, hase ahaatee waxa jira faalooyin iyo su’aalo dadku is weydiinayaan, waxana ka mid ah kuwa loo so gudbinayo Wariye C/laahi Maxamed Cali oo habeen walba kumanaan si toos ah baraga bulshada kala hadla dadka reer Somaliland iyo kuwa kaleba ugana jawaaba su’aalo kala duwa.

 

Halkan ka daawo faalada iyo falanqaynta Doorashada JSL iyo Wariye C/laahi Maxamed Cali.

 

COMMENTS