CABAYS.COM
Daawo: Faallo si weyn uga hadlaysa Qodobka ay iskaga bahaysteen Waddani labada xibisbi ee UCID & Kulmiye
April 28, 2019 - Written by Cabays

CabaysFaallo – (Cabays Media) – Labada xisbi ee midi yahay mid mucaarid ah, ka kalena yahay ka dalka xukuma ee UCID iyo Kulmiye oo todobaadkan shaaciyey lix qodob oo ay ku heshiiyeen oo ay ugu diyaargaroobayaan doorashada Golayaasha JSL oo la cayimay in ay dhacdo bisha 12aad ee sanadkan 2019-ka, ayaa ay muuqataa in hal qodob oo ka mid ah lixda qodob uu yahay ka ay isku bahaysteen , kaas oo lid ku ah sida xisbiga Waddani uu dalbanayey.

Haddaba wariye C/laahi Maxamed Maxamed Cali ayaa faalo uu arintaa ku iftiiminayo ku qaadaa dhigay, isagoo farta ku fiiqay halka uu ku sal lee yahay khilaafka saddexda xisbi ee oo laba ay dhan isku raaceen, halka midna goonu u yahay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka faalada.

COMMENTS