CABAYS.COM
Daawo: Faallo Tabaha Fashilmay ee uu la maaganaa Madx Farmaajo Somaliland & Dalka Ghana oo lagu kulansiinayo
March 15, 2019 - Written by Cabays

Cabays Media – (Hargeysa- Jam.  Somaliland) Sida ay sheegayaan xogo ku saabsan qaabkii ay dawlada Federalka Somalia ee uu hogaamiyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxa dawlada FDS ku haysay Jam. Somaliland dagaal weyn oo dhanka diblomaasiyada ah, kaaso oo ku wajahnaa sidii Somaliland loogu khasbi lahaa in ay hoos tagto Muqdisho.

Dagaalkan oo darajo kala duwan lahaa, sida dhanka UN-ta, Wadamada Yurub iyo Maraykanka, ayaa markii dambe noqday mid isku roga isla DFS.

Halkan hoose ka daawo faalo lagu iftiiminayo qaabkii iyo marxaladihii dagaalkaas iyo isku daygii in Somaliland iyo Somalia yeeshaan wadahadal rasmi ah.

Farma

COMMENTS