CABAYS.COM
Daawo Kooxaha dhalinyarada ah ee kooxaysiga isku ugaadhsada Hargeya
August 25, 2016 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media- (Hargeysa- JSL) – Kooxo dhalinayro ah oo ku dhaqan caasimada JSL ee Hargeysa ayaa qaab aan hore loo arag isku kooxaysta, iskuna bahdila. Muuqaalo ay iska duubeen ayaa baraha bulshada la soo dhigay qaar ka mid ah dhalinyaradaas oo ficilo bulshada ku cusub iskula kacaya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka dhalinayro Hargeysa amaro xunxun isku fulinaya.

COMMENTS