CABAYS.COM
Daawo Sahra Axmed- Sahra Halgan tay ku dhigtay Somaliland nacaybka Facebooka ka hadla
September 26, 2016 - Written by Cabays

 

CabaysCabays Media (Hargeysa-JSL)  Fanaanada aadka loo jecel yahay ee Sahra Halgan ayaa eryo ku karbaashtay kuwa soo fadhiista barta Facebook-ga ee coladiya Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Sahra Halgan oo too ula hadlaysa dadka neceb Somaliland jiritaankeed.

COMMENTS