CABAYS.COM
Daawo Hees cusub iyo qabyaalada oo cod qiiro leh Max’d BK ku qaadayo
March 18, 2016 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:-

 

Heerka qabyaalada oo aad loo dareemayo in ay kor u kacday Somaliland, waliba iyadoo nidaamkii xisbiyada ee la is laha waa lagaga gudbayaa saamayn culus ku yeelatay, bulashadii fikirka siyaasiga isku raaci lahaydna ay qabyaaladi kala dirtay ayaa abwaanka weyn ee Xasan Dhuxul Laabsaalax uu hees ku cabiray dareenka uu ka qabo qaybyaalada. Halkan hoose ka daawo video.

COMMENTS