CABAYS.COM
Daawo: Madax Oromo ah oo sharaxay sobobta Soomaalida loogu laayey deegaanka Oromada
September 24, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Barnaamijka Kaalinta Dadweynaha ee Kalsan TV ka siidaayo wariye Cabdilaahi Maxamed Cali ayaa laba masuul oo qoomiyada Oromada ah si adag loogu weydiiyey sobobta Oromadu u beegsanayso Soomaalida.

Halkan hoose ka daawo barnaamijkan oo dadweynuhuna si toos ah uga qayb qaateen oo su’aalo lagu boobay masuuliyiinta Oromada.

Oromo Clip

 

COMMENTS