CABAYS.COM
Daawo madaxweynaha cusub ee Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo shacabka la hadlay
August 6, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media ( Jigjiga) Madaxweynaha cusub ee Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo la yidhaa Axmed Cabdi Maxamed oo hore uga tirsanaa xukumadaii Cabdi Maxamed Cumar ayaa bulshada la hadlay daqiiqado ka din markii xilka lagu wareejiyey.
Halkan hoose ka daawo:

COMMENTS