CABAYS.COM
Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo dusha u saaray eeda dagaalka Tukaraq Farmaajo
May 26, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Hargeysa- JSL) Madaxweyenah Jamhuuriyad Somaliland ayaa shir jaraa’id oo maanta ku qabtay madaxtooyada waxa uu ku eedeeyey madaxweynaha Soomaaliya in uu ka dambeeyeo dagaalka Tukaraq.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sidoo kale ka hadlay waxa uu la damacsan yahay ciidamad JSL ee ku sugan deegaanka Tukaraq.

MBC Sh

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka shirka jaraa’id

 

COMMENTS