CABAYS.COM
Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo sheegay dagaal dublamaasiyadeed oo xoogan oo dhexmaray dawlada Farmaajo
March 14, 2019 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Abu Dhabi) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad u jeedinayey jaaliyada dalka Imaaraadka Carabta ku nool habeenkii ugu dambaysay ee uu ku joogay booqashada dalkaasi, ayaa sheegay in uu jiro dadaal weyn oo caalamku u galay in la wada hadashiiyo Somaliland iyo Somalia.

Hase ahaatee dadaalkaas ay mar walba kaga baxaysay dalwada uu hogaamiyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo diiday in uu ogolaado dhexdhexaadin madaxbanaan.

Halkan hoose ka daawo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo faahfaahinaya iyo wixii u qabsoomay mudada sanadka ah ee xukumadiisu jirtay.

MBC JSL

 

COMMENTS