CABAYS.COM
Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo si qiiro leh uga hadlay khasaarihii Duufaanada
May 26, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabay Media (Hargeysa JSL) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland , mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si qiiro leh uga hadlay khasaarihii ay geysateen duufaanadii ku dhuftay xeebaha Somaliland.

 

Madaxweyne Muuse ayaa ka sheekeeyey waxa uu indhihiisa ku soo arkay.

MBC Sh

Halkan hoose ka daawo

COMMENTS