CABAYS.COM
Daawo Madaxweyne Muuse Biixi oo ka soo laabtay Kenya & Su’aalo la weydiiyey
December 16, 2020 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Hargeysa-JSL) – Socdaal qaaatay saddex maalmood oo uu madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyp wafti uu hogaaminayeye ku tageen dalka Kenya oo dalka JSL ku soo laatay ayaa saxaafada Somaliland kula hadlay Cigaal Airpot, waxaanu ka jawaabay su’aalo ay weydiiyeen oo la xidhiidhay socdaalka iyo xidhiidhka Kenya iyo Somaliland waxa ku soo kordhay iyo sida uu arko khliaafka diblamaasiyadeed ee ka dhax oogan Soomaaliya iyo Kenya.

 

Screen Shot 2020-12-16 at 20.52.06

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka soo noqoshadiisii iyo su’aalaha uu ka jawaabay madaxweyne Muuse Biixi.

COMMENTS