CABAYS.COM
Daawo Madaxweyne Muuse Biixi oo sheegay xanta dadka ee wasiiradiisa – yuu ka maqgacaabay wasiiirada la xanto?
July 31, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Hargeysa- JSL) Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan kor u qaadida waxbarashada Jan. Somaliland oo uu furay ka hadlay ayaa ka waramay xanta dadweynuhu ka sheegaan wasiiradiisa. Waxaanu sheegay wasiirada qaar xantoodu soo gaadhay.

Halkan hoose kad aawo:

 

 

 

COMMENTS