CABAYS.COM
Daawo Madaxweyne Muuse oo Daaha ka rogay qodobadii ay Abiy Axmed ka wada hadleen
February 24, 2019 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Boorama JSL) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa daaha ka rogay qodob ka mid ahaa kulankii uu laqaaytay Raysalwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed oo uu booqasho uu ku tagey magaalada Addis Ababa ay ku yeesheen kulan balaadhan.

Qodobadan oo aan hore u sheegin wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland,  Maxamed Kaahi Axmed oo isagu shirjaraa’id oo uu kaga hadlay safarkoodii Addis , ayaa waxa ay yihiin kuwo iftiiminaya in ay siku badashay wada-hadaladii Somaliland iyo Somalia kuwo gaadhay heer caalami oo intii hore ka culus.

Muse Abiy

 

 

 

 

 

 

 

 

SL vs 3 Ally

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka hadalka Madaxeeyne Muuse Biixi ka jeediyey Boorame.

 

COMMENTS