CABAYS.COM
Daawo Madaxweyne -Xigeenka JSL – C/raxman Saylici oo ka waramay khasaaraha Duufaantii ku dhufatay Xeebaha JSL
May 23, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Hargeysa- Somaliland) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, C/raxman C/laahi Saylici oo kormeer ku soo maray deegaamada ay saamaysay duufaantii xooganayd ee ku dhufatay xeebaha JSL ayaa ka waramay waxyaabihii uu ku soo arkay.

Madaxweyne=xigeen  Cabdiraxman Saylici ayaa muuijiyey dareenka uu ka qaatay xaalada iyo sida ay diyaar u yihiin in ka xukumad ahaan ay u gurmadaan dadka ay saamaynta ku yeelatay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warbixibta Cabdiraxmana Saylici.

Dooxyaa deegaanda Xeebta JSL oo baabuur galay

Dooxyaa deegaanda Xeebta JSL oo baabuur galay

 

 

 

 

COMMENTS