CABAYS.COM
Daawo Major General Nuux Taani oo faahfaahiyey khasaaraha ay gaadhsiiyeen ciidamo huwan ah oo Puntland & DFS
May 15, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:-  (Cabays Media) Ciidamada Jamuuriyada Somaliland ayaa saka xubaxnimadii hore weerar laba joho jiho  oo ay iska kaashadeen ciidamo Dawlada Faderalka Somaliya iyo kuwa maamul goboleedka Puntland. Weerarka ayaa la sheegay in uu ahaa mid ay qorshaynayeen mudo, balse laga warhayey.

Dagaalka saaka ayaa ka dhacay laba joho oo socaday mud saacado ah, waxaan ciidamadii soo qaaday laga qabsaday ciidamo maxaabiis ah iyo gaadiid dagaal.

Halkan hoose ka daawo

COMMENTS