CABAYS.COM
Daawo Maxamed Cumar Maygaga – Taag oo hees u qaaday kooxda England ee Koobka Aduunka-
July 4, 2018 - Written by Cabays

Cabays Media (London- UK)Cabays Maxamed Cumar Maygaga oo loo yaqaan Taag, horena uga tirsanaa kooxdii Guul Band oo ahayd kooxdii ugu horaysay ee music ee qurbaha ka aas aasanta, siiba magaalada London, ayaa todobaadkan soo saaray hees uu qaabkii Qaraamiga u tumayo oo uu ugu heesayo kooxda kubad Cagta ee England oo gaadhay heerkii isreeb reebka 8da kooxood.

Taag England

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo Taag oo Ingiriisi ku qaadaya hees Qaraami ah:

 

 

COMMENTS