CABAYS.COM
Daawo muuqaal muujinaya kaalintii muhiimka ahayd ee Muuse Biixi Cabdi ka qaatay dhismaha Qaranimda JSL
September 20, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Muuqaalada kaydka xambaarsan taariikhda dib u dhiska qaranamida Somaliland ayaa waxa todobaadkan soo baxay muuqaal ka mid ah kaydka muuqaaladii shirarkii dib u dhiska Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ee sanadihi 1993-kii iyo isku keenidi bulshada Somaliland. Muuqaalkan soo baxay ayaa muujinaya mushraxa xisbiga Kulmiye Muuse Bixi Cabdi iyo kaalintii laxaadka lahayd ee uu ka qayb qaatay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.

COMMENTS