CABAYS.COM
Daawo Muuqaalka Wacdarihii Saaka Lagu Xusay Maalinta Qaranimada JSL ee18-ka May
May 18, 2019 - Written by Cabays

Cabays Media -(Hargeysa JCabaysSL) – Guudahaanba dalka JSL ayaa si weyn looga xusay maalinta dib ula soo noqoshada madaxbanaanidii ay Somaliland heshay sanadkii 1960kii oo ay afar maalmood ka dib midow kula yeelatay Somalia.

Damaashaadka 18 MAY ayaa ka ugu weyni ka dhacay magaalada Hargeysa ee caasimaa JSL. Halkan hoose ka daawo.

 

 

COMMENTS