CABAYS.COM
Daawo Nin Maraykan ah oo ka waramaya socdaal uu ku joogay Somaliland
October 22, 2019 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Bebera-JSL) Taylor Carrington oo ah muwaadin u dhashay dalka Maraykanka, siiba gobolka Califonia, oo mudo 10 maalmood ah ku sugnaa JSL, siiba gobolada Maroodijeex iyo Saaxil ayaa ka waramay waayohii uu kala kulmay Somaliland.

Taylor ayaa waxa warestay wariye Cabdillahi Maxamed Cali oo socdaal la qaatay ay ku gaala bixiyeen meelo badan oo Laas Geel ka mid tahay.

Halkan hoose ka daawo.

 

COMMENTS