CABAYS.COM
Daawo Oromada ku nool Somaliland oo xaaladooda ka waramay & Xiisada ka jirta Soomaliada & Oromada inay saamaysay
August 8, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Hargeysa- JSL) – Qaar ka mid ah qoomiyada Oromada ee ku nool Somaliland oo magaalada Hargeysa saxaafada kula hadlay ayaa ka waramay xaaladooda iyo in ay saamaysayxaalada cakiran ee Jigjiga iyo dagaalka Oromada iyo Soomaalida Itoobiya.

 

Halkan hoose ka daawo:

 

 

COMMENTS