CABAYS.COM
Daawo Qaabka Magaalada Burco Looga Xusay Xuska 18 May
May 15, 2018 - Written by Cabays

Burco(Cabays Media)  Waxa maanta qaybo badan oo ka mid ah somaliland laga xusay xuska sanad guuradii 27aad ee ka soo wareegatay markii somaliland la soo noqotay xornimadeeda. magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa ka mid ah meelaha laga xusay maalintan

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS