CABAYS.COM
Daawo: Quwada Ciidamada JSL oo muujisay Madaxweyne-xigeen Saylici oo booqday Tukaraq
January 22, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:– Quwada ay kaga awood roon yihiin ciidamada Jamhuuriyada Somaliland kuwa   maamul goboladdeka Puntland oo garabsanaya kuwo laga keenay deegaamo kale oo Soomaaliya ah ayaa muuqatay ka dib markii madaxweyn-xigeenka  Jamhuuriyad Somaliland booqasho ku tagay deegaanka Tukaraq, una dhaafay Tukaraq 7km dhanka bariga ee ciidamada Jam Somaliland iyo kuwa Somaliya isku horfadhiyaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka awooda Somaliland ee deegaanka Tukaraq,

Ciidan

 

COMMENTS