CABAYS.COM
Daawo Sahra Halgan oo soo saartay hees cusub 18 May 2018
May 9, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media- (Xuska 18 May 2018) Fanaanada heerka qaranka JSL aan hoos uga soo degin, Sahra Axmed- Sahra Halgan, ayaa so osaartay hees cusub oo ay ku xusayso sanad guurada 27aad ee ka soo wareegtay markii JSL dib ula soo noqotay madaxbanaanidii ay qaadatay 26 Juun sanadkii 1960kii oo ay mudo yar kadi kula midowday Somalia.

Sahra halgan ayaa caan ku aha heesaha wadaniga ah iyo kuwa halganka oo ah kuwa ay kula baxday magaca Sahra Halgan.

Halkan hoose ka daawo heesta cusub ee ay todobaadkan soo saartay Sahra Halgan

S- Halgan

COMMENTS