Daawo sawirada Xuska 18 MAY iyo wacdaraha damaashaadka Hargeysa!
May 18, 2019 - Written by Cabays
Cbays Media – (Xuska 18 May 2019) – Guud ahaaba dalka JSL ayaa si weyn looga xusay maalinta dib ula soo noqoshada madaxbanaanidii ay Somaliland qaadatay sanadkii 1960 kii oo ay 1 bishii Juulay kula midowday dalka Somalia. Dadweyne ku labisan calnak JSL, ciidamada Qaranka ee kala duwan iyo madaxda qaran ayaa iskugu soo baxay fagaarayaasha magaalooyinka. Halkan hoose ka eeg sawiro muujinya muuqaalkii xuska 18 May ee caasimada JSL. JSL
COMMENTS